K/Galbeed oo shaacisay Jadwalka doorashada 3 ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka

Guddiga hirgelinta Doorashooyinka maamulka Koonfur Galbeed ayaa caawa shaaciyey jadwalka doorashada 3 kursi oo ka mid ah xubnaha cusub ee golaha shacabka Saddexdan kursi ayaa qeyb ka ah 11 kii kursi ee Koonfur galbeed shaacisay dhowaan, iyadoo shan ka mid ah kuraastaasna maanta lagu doortay magaaalada Baydhabo. HOOS KA AKHRISO JADWALKA SADDEXDA KURSI Xafiiska Shabakada … Continue reading K/Galbeed oo shaacisay Jadwalka doorashada 3 ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka